Nagu Saabsan:

Nagu Saabsan:

SAHAN – HOME RENTALS waa shirkad Real estate ka shaqaysa gaar ahaan Kireynta Hantida (properties).waxaad ku dooranaysaa degdegsiimo, Adeeg hufan iyo Daacadnimo. Waxaana kuu haynaa guryaha bannaan ee kirada ah ee ku yaalla magaalooyinka waawayn ee dalka Somalia sida: Mogadishu, Hargeisa, Garowe, Boosaaso, Gaalkacyo, Dhuusamareeb, Jowhar, Beledweyn, Kismaayo, Marko, Baraawe, Jigjiga, Beydhabo, Berbera, Boorama, Ceelasha Biyaha iyo Nairobi.