Hadda Lasoo Deg App-ka SAHAN oo Guri Kireyso Ama iska Kireey Gurigaada!
ADEEGYADEENNA

Kireyso guri (Rent)
Waxaan si fudud kuugu heleynaa Guri kiro ah oo kugu habboon adiga!

Iska kireey (Rent Out)
Waxaan si Degdeg ah u heleynaa Dadkii Degi lahaa gurigaada Bannaan!

Kireyso Goob Ganacsi
Waxaan haynaa goobaha Ganacsi ee ka Bannaan Suuqyada Waawayn.

Hotel Booking
Si fudud ayaad Hoteel Uga kireysan kartaa Appka SAHAN.

Guryo Goglan!
Waxaan haynaa guryo Goglan oo kiro ah, boorsadaada lasoo gal kaliya!

Badbaadinta waqtiga
Waxaan kuu badbaadinnay juhdi iyo waqti kaaga bixi lahaa raadinta guri!
MAXAAD NAGU DOORANAYSAA?
SAHAN – HOME RENTALS waxaad ku dooranaysaa degdegsiimo, Adeeg hufan iyo Daacadnimo. Waxaana kuu haynaa guryaha bannaan ee kirada ah ee ku yaalla magaalooyinka waawayn ee dalka Somalia sida: Mogadishu, Hargeisa, Garowe, Boosaaso, Gaalkacyo, Dhuusamareeb, Jowhar, Beledweyn, Kismaayo, Marko, Baraawe, Jigjiga, Beydhabo, Berbera, Boorama, Ceelasha Biyaha iyo Nairobi.

